Ma sameyn karaa lacag wareejin / xawaalad dirin noqnoqasho leh / mar walba wakhti go'an ah?

Hadda ma bixno khiyaarka sameynta lacag wareejin / xawaalad dirid noqnoqosho leh / mar walba wakhti go'an ah. Waxaanu mar walba ku darnaa sifooyin cusub. sidaa darteed la soco anaga oo aynu rajeyneyno inaan bixino taasi mustaqbalka dhow.

Was this article helpful?
1 out of 2 found this helpful