Sidee bay u shaqeysaa adeega taleefanka gacanta?

Adeega taleefanka gacanta  waa boorso elektaroonik ah oo kuu ogolaanaysa inaad ku kaydiso, ka dirto iyo aad ku hesho lacag taleefankaaga gacanta.

Adigoo adeegsanaya TransferGalaxy waxaad lacag ugu diri kartaa  ilbiriqsi boorsada taleefanka gacanta ee waddamo badan sida Ghana, Kenya, Madagaskar, Malawi, Filibiin, Ruwanda, Soomaaliya, Somaliland, Sri Lanka iyo Uganda. "

Was this article helpful?
4 out of 4 found this helpful