Ma joojin karaa lacag wareejinteyda / xawaalad dirideyda?

Si aad u joojiso lacag wareejinta / xawaalad dirida, fadlan la soo xiriir kooxdeena  Taageerida Macaamiisha sida ugu dhakhsaha badan.

Iyadoo qaar ka mid ah lacag wareejinta / xawaalad dirida, sida lacag u wareejinta /xawaalad u dirida taleefanka gacanta, ay ku gudbi karaan wakhti yaraantiisa ay tahay  ilbiriqsiyo yar yar fadlan ogow in haddii lacag wareejintaada / xawaalad diridaada  la dhammaystiray, lama awoodi doono in la joojiyo.

Xaaladaha qaarkood waxaan awoodnaa inaan soo celino lacag u wareejinta / xawaalad u dirida taleefanka gacanta, laakiin tani mar walba ma suurto gasho.

Was this article helpful?
6 out of 10 found this helpful