Ma soo celin karaa lacagta aan wareejiyey / xawaalada aan diray?

Xaaladaha qaarkood waxaan awoodnaa inaan soo celino lacag u wareejinta / xawaalad u dirida taleefanka gacanta, laakiin tani mar walba ma suurto gasho.

Lacagta caddaanka ah ee la qaato ayaa badanaa la soo celin karaa illaa haddii uu qaato qofka qaataha ah.

Haddii aad lacag u dirtay qof qaata ah oo aad galisay lambarka boorsada lacagta ee taleefanka gacanta  oo khalad ah ama macluumaadka koontada khaladka ah, fadlan la soo xiriir kooxdeena Taageerida Macaamiisha sida ugu dhakhsaha badan "

Was this article helpful?
8 out of 15 found this helpful