Sidee baan u eegi karaa meesha ay mareyso lacag wareejinteyda / xawaalad dirideyda?

Waxaad ka hubin kartaa meesha ay mareyso lacag wareejintaada / xawaalad diridaada adigoo gala koontadaada / xisaabtaada oo riixa "My transactions".

Was this article helpful?
12 out of 17 found this helpful