Kaararkee ayey oggolaataa TransferGalaxy?

Waxaan oggolaanaa Visa iyo MasterCard oo ka soo baxa  mid walba oo ka mid ah dalalka aan  u dirno.

Fadlan hubso in aad isticmaalaysid kaar kuu gaar ah si  uu magaca kaarka ku qoran uu u dhigmo magaca  koontadaada / xisaabtaada  ee TransferGalaxy.

Was this article helpful?
3 out of 5 found this helpful