Kaarkayga lacag bixinta ma uusan shaqeyn, ma isku dayi karaa mar labaad?

Haddii uu kaarkaaga lacag bixinta  uusan shaqeyn, waxaad ku dayi kartaa kaar kale oo duwan adiga oo aan galin faahfaahinta  lacag wareejinta / xawaalad dirida mar kale, sidoo kale waxaad dooran kartaa inaad lacagta bixiso adigoo isticmaalaya lacag bixinta tooska ah ee bangiga.

Fadlan ogow in lacag bixinta tooska ah ee bangiga  waa laga heli karaa, Belguim, Croatia, Cyprus, Denmark, Estonia, Finland, Jarmalka, Ireland, Lithuania, Luxembourg, Holland, Norway, Boland, Burtugaal, Isbaanishka, Iswidhishka iyo Boqortooyada Ingiriiska.

Was this article helpful?
0 out of 0 found this helpful