Miyaan ku bixin karaa anigoo isticmaalaya kaar uu leyhay qof kale?

Waxaan u baahanahay lacagta aad dirayso inay ka timaado kaarkaaga. Anagoo ah hay'ad u ansaxsan lacag dirida  waxaan u baahanahay inaan hubino inaan ogaano aqoonsiga macaamiisheena - taana waxaana ka mid ah ilaha ay lacagta ku bixiyaan.

Was this article helpful?
1 out of 1 found this helpful