Sidee baan lacag ugu bixin karaa anigoo isticmaalaya Trustly?

Marka aad sameyneysid lacag wareejin / xawaalad dirid, u dooro "Direct bank payment" si ah habkaaga lacag bixinta ka dibna dooro bangigaaga. Markaa kadib waxaa laguu wareejin doonaa bogga gelida foomka lacag bixinta aaminka ah ee Trustly, meeshaa oo aad ka gelin karto faahfaahinta online-ka bangigaaga ee kuu gaarka ah .

Fadlan xaqiiji lacag-bixinta oo waxaa lagugu wareejin doonaa bogga xaqiijinta macaamilada-ganacsiga ee Transfer Galaxy. "

Was this article helpful?
2 out of 6 found this helpful