Miyaan lacag ku bixin karaa anigoo isticmaalaya koontada / xisaabta Trustly ee qof kale?

Waxaan u baahanahay lacagta aad dirayso inay ka timaado koontada / xisaabta bangigaaga ee kuu gaarka ah. Anagoo ah hay'ad u ansaxsan lacag dirida  waxaan u baahanahay inaan hubino inaan ognahay aqoonsiga macaamiisheena - taana waxaana ka mid ah ilaha ay lacagta ku bixiyaan.

Was this article helpful?
0 out of 0 found this helpful