Maxaan sameeyaa haddii aanan ka qaadan karin lacagta la soo wareejiyey / xawaalada la soo diray wakiilka degaanka?

Fadlan ka hubi soo dirahaaga si aad u haysato koodka lacag bixinta saxda ah iyo in ay bixiyaan magacaaga oo buuxa sida uu ugu qoran yahay AQOONSIGAAGA.

Haddii ay wax walba sax yihiin oo ay weli jirto dhibaato ama haddii magaca lacagta loo soo wareejiyay uu sax ahayn, fadlan weydii soo dirahaaga inuu la xiriiro kooxdeena Taageerida Macaamiisha. Soo diraha ayaa awoodi doona inuu kuu habeeyo caawimaada taleefanka.

Was this article helpful?
0 out of 0 found this helpful