Maxaan sameeyaa haddii meesha laga qaato uusan aqoonsan Transfer Galaxy?

Maadaama hawl-wadagalaheena deegaanka ah ay ka shaqeeyaan  qaadashada lacagta caddaanka ah / kaashka  ee lacagta la soo wareejiyey / xawaalada la soo diray deegaan ahaan iyagoo na matalaya, waxaa laga yaabaa inaysa aqoonin magaca Transfer Galaxy.

Fadlan xusuusnow inaad soo qaadato AQOONSIGAAGA sawir leh, koodka lacag bixinta iyo magaca hawl-wadagalaheena deegaanka, oo aad ka heli karto fariinta qoraalka.

Haddii aad weli lakulanto dhibaato, fadlan weydii soo dirahaaga inuu la xiriiro kooxdeena Taageerida Macaamiisha.  Soo diraha ayaa awoodi doona inuu kuu habeeyo caawimaada taleefanka.

Fadlan ogow: Meey 2020 waxan shaqo la bilawnow shirkad cusub, taas micnaheeduna yahay in goobo cusub oo lacag qaadasho aan ku so darnay adeega wadamada: Egypt, Jordan, Morroco, Pakistan, Qatar, Turkey, UAE iyo Yemen. Si aad u hubiso in dadka aad jeceshahay ay uga qaadan karaan xarumaha qaadashada mid ka mid ah, dooro wadanka aad u diraysid halkan si aad aragto liiska oo dhan.

Was this article helpful?
4 out of 5 found this helpful