Muxuu qaataheyga u baahan yahay in uu keeno marka uu u qaadanayo lacagta la soo wareejiyey / la soo xawilay lacag caddaan ah / kaash ah?

Si loogu qaato lacagta la soo wareejiyey / la soo xawilay lacag caddaan ah / kaash ah, qaatahaaga wuxuu u baahan yahay:

- AQOONSI sawir leh oo muddadiisa socota oo muujinaya magacooda oo buuxa, taasi waa in ay u dhigmaan faahfaahinta lagu soo gudbiyey lacag wareejinta / xawaalad dirida
- Koodka lacag bixinta, loogu soo diray qaatahaaga fariin qoraal ah mar haddii lacag bixinta diyaar tahay in la qaato

Waa wax muhiim ah in aad hubiso in lambarka taleefoonka qatahaaga uu sax yahay ka hor inta aadan sameynin lacag wareejinta / xawaalada dirida.

Was this article helpful?
1 out of 1 found this helpful