Sidee baan u xiraa koontadeyda / xisaabteyda ee TransferGalaxy?

Guud ahaan waxaan kaliya si joogto ah / daa'im ah u tirtiri karnaa koontooyinkaaga / xisaabahaaga ee aan la isticmaalin 5 sano sababo sharciyeed awgeed.

Si kastaba ha ahaatee, mar walba waan kuu joojin karnaa koonto / xisaab. Haddii aad rabto inaad sidaa sameyso, fadlan la soo xidhiidh kooxdeena taageerida macaamiisha.

Was this article helpful?
1 out of 6 found this helpful