Sidee baan u geliyaa AQOONSIGEYGA?

Ka hor inta aadan awoodin galinta  dukumeentigaaga AQOONSIGA waxaad u baahan tahay inaad isqorto oo aad la xaqiijiyo emailkaaga.

Waxaanu sameynay  fiidiyowga waxbaasho si uu kaaga caawiyo hab-socodka gelinta  AQOONSIGAAGA.

Haddii aad isticmaalayso qalab ah taleefanka gacanta si aad u gelisid AQOONSIGAAGA riix halkan

Haddii aad isticmaalayso kombiyuutar si aad u gelisid  AQOONSIGAAGA riix halkan

Was this article helpful?
10 out of 14 found this helpful