Miyey Transfer Galaxy marna u baahnaan doontaa inay ogaato ereygeyga sirta ah?

Maya, Transfer Galaxy marna kuma soo wici doonto oo ku weydiin doonto ereygaga sirta ah ee ku gelida iyo marna ma weydiin doono qof walba ee  ka mid ah Taageerideena Macaamiisha.

Fadlan xusuusnow inay ma'suuliyadaada inaad ku heyso ereygaaga sirta ah ee ku gelida si ammaan ah oo qarsoodi ah.

Was this article helpful?
1 out of 1 found this helpful