Waa maxay BankID?

BankID waa aqoonsiga elektaroonigga ah ee ugu hogaansareeya  Iswiidhan. Shabakada BankID  waxaa ka mid ah Danske Bank, ICA Banken, Ikano Bank,  Länsförsäkringar Bank, Nordea, SEB, Skandiabanken, Sparbanken Syd, Svenska Handelsbanken, Swedbank iyo Ålandsbanken.

BankID waa  e-ID shakhsi ahaan ah oo u dhigma,  tusaale ahaan baasaboor iyo liisan darawalnimo. Sidaa darteed, waxaa muhiim ah in mar walba BankID-gaaga aad u haysato si amaan ah. Weligaa ha siin qof kale inuu helo BankID-gaaga, taas oo ah dukumiintigaaga AQOONSIGA ee shakhsi ahaaneed. Ha u isticmaalin BankID-kaaga qof kale codsigiisa.  Marna Transfer Galaxy ama wixii hey'ado kale ah, bangiyada, booliska ama shirkadaha kale ee bixiya BankID  kaalama  soo xiriiri doonaan taleefanka, boostada ama wax la mid ah si aad u sameysato ama aad u soo dajisato BankID cusub.

Was this article helpful?
5 out of 5 found this helpful