TransferGalaxy ma bixisaa lacag u wareejin / xawaalad u diri ganacsiyada iyo hay'adaha?

Hadda ma bixin karno lacag wareejinta / xawaalad dirida  loogu talagalay ganacsiyada iyo hay'adaha. Hasa ahaatee, anagoo  rajeynaya in aan sameyno sidaa mustaqbalka dhaw, fadlan noogu soo dir fariin  support@transfergalaxy.com iyo noo sheeg cidda aad tahay si aan kuula soo xiriirno marka taasi dhacdo.

Was this article helpful?
5 out of 8 found this helpful