Sideen baan u gelin karaa AQOONSIGEYGA anigoo isticmaalaya qalabka taleefanka gacanta?

 

Xaqiijinta  AQOONSIGA iyada oo la isticmaalaya qalab ah taleefanka gacanta

1. Gal barta adigoo isticmaalaya emailka iyo ereyga sirta aad ku diiwaangashay.
2. Diyaarso dukumeentigaaga AQOONSIGA oo riix 'Verify'.
3. Dooro khiyaarka ugugu haboon dukumeentigaaga AQOONSIGA: baasaboorka, liisanka darawalnimada ama kaarka AQOONSIGA.
4. Riix batonka  kamarada.
5. Haddii aad ku hayso sawirka dukumintiga  taleefankaaga gacanta, riix  khiyaarka 'Photo Library'. Haddii kale, riix  'Take Photo or Video'.
6. Ka qaad sawir dukumintigaaga AQOONSIGA oo riix ' Use photor'.
7. Nidaamka ayaa si toos ah u falanqeyn doona sawirkaaga. Haddii uu soo celiyo digniin, riix batonka  'Take again' oo qaad sawir cusub.
8. Riix 'Confirm'.
9. Haddii aad isticmaaleyso  liisanka darawalnimada ama kaarka AQOONSIGA, raac isla tilmaamahaa oo geli / ka qaad  sawir cad dhinaca-dambe ee dukumintiga.
10. Hab-socodka xaqiijinta ayaa bilaaban  doona, waxaana laguu wareejin doonaa bog internet ku meel gaar ah.
11. Marka aqoonsigaaga la xaqiijiyo, waxaad heli doontaa ogaysiis qoraal ah. Xaqiijinta waxay caadi ahaan qaadataa 5-15 daqiiqadood iyada oo ay ku xiran tahay meesha aad joogto.

Was this article helpful?
4 out of 5 found this helpful